Guul

 Waa maxey guul?

Guusha waxaa loo tixgaliyaa in la gaaro yoolka la hiigsanaayo ee nolosha ,ayadoo aan loo eegin nuuca yoolka, hadii ey thy dhaqaale mid bulsho mid daryeel iyo mid xirfadeed.

Wadooyinka kuu fududeynaayo inaa gaarto guusha ama hadafkaaga 

https://www.badbaada.com/search/label/Guusha%20nolosha?m



1:adkeysi; waa ku adkeysiga sii wadiida shaqada oo aan sifudud loo quusan inkastoo aad la kulmeyso dhibaatooyin ,caqabado 

2:Dabacsanaan; waa awooda la qabsigaa si loola tacaaalo isbadalada shaqada ugana jawaabto si fudud oo hufan.

3:Maskax-furan; waa u fududahay in la aqbalo fikradaha 

,dareenka iyo falcelinta qofka kle.

4:joogteyn; joogteyntu waxey ku timaadaa in leysku qasbo waxgaar ah iyada oo aan la ogoleyn in shucuurta iyo fikrada ey isbadalaaan ey ku hagaajiyaan hadafka si ey u gaaaraan

5:Xamaasad; waa rabitaan ka yimaada gunta hoose ee qalbiga si loo dhameystiro arin gaar ah , taasoo keenta in loo huro in si xamaasad iyo xoog leh loogu shaqeeyo si loo dhameystiro.


Wax badan ka aqriso https://www.badbaada.com/search/label/Guusha%20nolosha?m=1


Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

caruurta yar

Guul