CARRUURTA DA'DOODA U DHAXEYSO 2-3 SANO


QODOBBADA MUHIIMKA AH


                Koritaanka socod baradka 2-3 sano; waxa dhacaaya

Dareen; tani waa mid kamid ah da'da ugu muhimsanee hormarinta dareenka,

ilmahaagu waxa uu dhex marayaa shucuur bdn isaga oo sidokle baranaaya dareenka dadka kle.

xanaaqu waa wax caadi ah sababtoo ah socod baradkaagu had iyo jeer ma gudbin karo baahidiisa,

inta badan ma yaqaano sida ereyada loogeliyo shucuur xoogan sida , niyad-jab, xanaaq, xishood, iwm.

 

ilmahaagu waxa uu kle uu bilaabaayaa inuu fahmo sida hab-dhaqankoodu kuu saameeyo.

waxaa laga yaabaa in ubadkaagu aanu aad u xanaaqin marka aad ka tagto,lkn wali waxey raban inbadan oo dareenkaaga ah, waxaa laga yaabaa iney kugu dhagaan marka ey daalanyihiin ama cabsanayaan ama waxay rabaan kolkoolin


Caruurta                                                    

                                                                     HADALKA

Ilaa 2 sano , socod baradka ayaa laga yaabaa iney awoodaan iney adeegsadan jumlad 2-3 kelmadood ah oo ey yidhahdaan 'aniga' , 'adiga' .

ilmahaagu waxa uu baranaayaa oo isticmaalaayaa ereyo badan waxaaana laga yaabaa iney fududahay in la fahmo marka uu hadlaayo .

marka ey da'doodu tahay 3 sano , socod baradka waxey isticmaali karaan jumlado 3-5 erey ah ama xitaa in ka badan , sanqaadkaaga ayaa bilaabaaya barashada sida loo sameeyo markuu hadlaayo jumlad , waxaa laga yaabaa inuu awoodo inuu kula yeesho sheeko gaaban .

ilmahaagu waxa uu baranaayaa sida looga hadlo waxyaabaha dhacay maalintii .

caawintaada socod baradkaaga ayaaa laga yaabaa inuu awoodo inuu wax u dhigo si uu u sameeyo sheeko fudud- tusaale ahaan , 'waan dukaameysanaayaa', 'oo maxaad ka sameysay dukaanka?', ' caano iibso'.

markuu gaaro/gaarto 3 sanno sanqaadkaaga waxaaa laga yaabaa inuu kuu sheego sheeko lasameeyy oo fudud oo ku saleysan waayo aragnimadooda , lkn waxay u badan thy iney noqon doonto mid gaaban .

da'daan sanqaadkaagu waxa kle oo uu ka hadli doonaa dadka iyo walxaha aan ayaga la socon - tusaale ahaan , 'ayeeyo, dukaamada ama kubada, geedka iwm



wax badan ka aqriso page keena https://www.badbaada.com/










Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

caruurta yar

Guul

Xikmad nolosha qoraal xikmado