Suaalo diini ah

 Suaalo iyo jawaabo diini ah 


1S:imisa suuradood ayaa ku jirta Qur’an ka kareemka 

1J: waxaa ku jirta 114 suuradood 

2S: sheeg suurada ugu horeysay ee lagu soo dajiyay rasuulka salalahu caleyhi wasallam 

2J: waa suuratu calaq 

3S: waa maxey suurada loo aqoonsan yahay hooyada kitaabka 

3J: waa suratu al-faatixa 

4S: waa maxey suurada Qur’an ka kareemka ah eena ku jirin Bismillah bilowgeeda 

4J:waa suratu al-towba 

5S:waa maxey surada quranka ka kareemka ee cireysay rasuulka salalahu caleyhi wasallam 

5J:waa huud iyo walaalaheed 

6S: mudo intee la eg uu soo dagaayy Qur’an ka kareemka 

6J: waxuu soo dagaayay 23 sano 


Wax badan ka aqriso https://www.badbaada.com/?m=1


Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

Haweenka iyo islaamka

caruurta yar

Guul