Jaceyl

 Waa maxey jaceyl?


Qeexida jaceylka dhabta ah: run ahaantii jaceylka daacada ah wuxuu noqon karaa mid kamida waayo aragnimada ugu weyn ee soomara labada qof ee is jecel ,oo aan midkood ku qanacsaneen aduunyo ey ka buuxaan leydh iyo shumacyo waxey ka dhigan tahay aqoon iyo galgaceyl buuxda oo uu u qabo midkood midka kle wuxuu ka dhigaa mid aan awood u laheyn inuu wax yeeleeyo lkn uu ka hormariyo naftiisa . Sabaabtona waxey thy inuu dareemo Badbaado, xasilooni nafsi ah ,xitaa haduu la kulmo caqabado ma badalaan shucuurtooda, lkn waxey noqdaan kuwa qoto dheer, run ah oo ka xoog bdn in ey si fudud u sameeyaan ,waxey leedahay xidid adag oo quluubtooda ka baxa oo marwalba ka dhiga in ey la buuxdhaafaan jaceyl, naxariis iyo kalgaceyl

Sii aqriso https://www.badbaada.com/?m=1

Calaamadaha lagu garto jaceylka dhabta ah 

Waxaa jira calamado badan oo cad oo muujinaaya dareen jaceyl oo daacad ah oo u tarjuma dhinaca kle si kadis ah oo ey ku jiraan kuwaan soo socda 

1 : :jaceyl weyn iyo rabitaan dhab ah oo ah inuu si badan u barto qofkiisa , iyo inuu ogaado shaqsiyadiisa/shaqsiyadeeda , hiwaayadiisa iyo waxkasta oo la xidhiidha isaga , si aad u fahanto aad ugu dhawaato.

2: in qofkaga aad ka mid dhigto qorshahaaga iyo yoolkaaga mustaqbalka lagana dhigo qeyb muhiim ah oo ka mid ah , si qofka farxadiisa iyo guusha uu u dhameystiro guusha xidhiidhka , isaga oo la micno ah inuu meel ku leeyahay waxkasta oo quseeya qofka waxey siineysaa dhiirigelinta sii wadista iyo horumar.



Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

Haweenka iyo islaamka

caruurta yar

Guul