Haweenka iyo islaamka

Maqaamka iyo muhiimada ey ku leeyihiin haweenka islaamka 

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee quraanka kariimka keenay waxaa kamid ah xaqsoorka iyo xoreynta dumarka Dulmigii iyo mugdigii waagii islamka kahor ,Iyo in uu ninku masiirkooda ku maamulo xaq-darro iyagoo xaqooda bini adam nimo ku sharfay, gabar ahaanna wey u sharfeen iney hooyadood ka mid yihiin weyna ku sharfeen iney bulshada ka mid yihiin , wuxuusa u heystay inay yihiin maqluuq loo abuuray iney dadka u adeeegaan 

Sidaa darteed islaamka wuxuu sare u qaaday dumarka karaamadooda ,dadnimadooda iyo iney xaq u leeyihiin masuuliyad, inla abaalmariyo iyo in ey janada galaaan 


Ka aqriso page keena https://www.badbaada.com/?m=1 wax badan aad ka faaidi doonto 

Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

caruurta yar

Guul