caruurta yar

                            ILMAHA DA'DOODA U DHAXEYSO 1-2 SANO AMA 21 BILOOD JIRA



Hadii aad korineyso ilma yar waxaa u badan thy inaa taqaano kartida ey u leeyihiin iney dareemaan oo ay muujiyaan shucuur xoog bdn , waxaa laga yaabaa iney si deg deg ah u qoslaan farxad darteed, kadibna ey ilbiriqsiyo ka dib ka dib waxey ku milmi karaan xanaaq .

halka uu saanqaadkaagu aad uga karti badan yahay sidii ay ahaayeen dhallan ahaan, wali ma heystaan erey bixin ay ku gudbiyaan dhamaan baahiyahooda , arimahaas waxey keeni karaan niyad-jab badan, jahwareerkana wuxuu si dhaqsa ah u siin karaa caro.

inta badan saanqaadyada wey ka koraan xanaaqa markey yar koraan, helaan koontarool dheeraad ah, xirfadahooda isgaarsiinta , oo ay bartaan iney yeeshaan xoogaa dulqaad ah , ilaa ey ka gaaraan heerkaas , waxaa jiro tilaabooyin aad qaadi karto socod baradkaaga xanaaqiisa iyo ka hortagga xanaaqa inuu dhaco.

    https://www.badbaada.com/?m=1   

                       CALAAMADAHA XANAAQA EE SOCOD BARADKA

carruurta waxey u muuqdaan iney ka jawaabaan xanaaqa, xarunta daraasaadka ilamaha ee yale medicine waxay sheegaysaa in carruurta ka yar 4 sano laga yaabo iney yeeshaan celcelis ahaan ilaa 9 xanaaq toddobadle ah . inta badan carruurta waxay ka kori doonaan cadhadaan marka ay galaan xanaanada .

DABEECADAHA QAARKOOD EE LA XIDHIIDHA XANAAQA CARRUURTA 1-2 SANO JIRKA AH WAXAA KA MID AH;

1; OOHIN

2; QEYLO

3; QANIINYO

4; HARAATI

5; INUU ISTUURO

6; DHULKA INUU ISKU GARAAACO

7; WAX TUURID

wax badan ka aqriso page keena https://www.badbaada.com/

https://www.badbaada.com/search/label/Carruurta?m=1

Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

caruurta yar

Guul

Xikmad nolosha qoraal xikmado