koriinshaha ilmaha yar

 maxaa dhaca markuu ilmaha yar jiro 0-6 bilood






ilmahaaagu wuxuu dhashay isagoo diyaar u ah inuu wax barto.

 waxey rabaan iney waxbadan ka ogaadaan adiga iyo dadka kugu hareereysan noloshaada,

bilaha hore waxey baran doonaan cida ey ku kalsoonaan karaan iyo cida dareen siiya amman .

waxey bartaan sida ey u sheegaan waxa ey u bahan yihiin .

waqtiga aad ku qaadaneyso kaliya lajoogitaanka ilmahaaga  runtii waa muhiim , koritaankooda maskaxeed waxaa kobcinaayo waqtigaad la qaadato, 

maadama aad thy 'macalinka koowaad' ee ilmahaaga waxaad  muhiim u thy inaa ssiso ilmahaaga khibradaha wanagsan ee jaceylka ah ey u baahan yihiin .

markaad u jawaabto ilmahaaga oo aad isbarataan waxaad siin doontaa ayaga fursada ugu fiican si ey u gaaraan awoodooda buuxda.

waxbadan ka aqriso https://www.badbaada.com/2024/04/guul.html


               ISGAARSIINTA

caruurta waxey u dhasheen iney noqdaan kuwa la dhexgalo oo waxey rabaan iney la xiriiraan  kuwa ku xeeran .

dhallanku waxeyna tusi karaan waxey u bahanyihiin iyo sida ey dareemaayaan malmaha ugu horeeya.


                   OOHINTA

dhallanka yar waxey u isticmaalaan oohinta sidii mid ka mid ah siyaabaha ey nagula xariiraan .

waxey ku ogeysiineysaa iney kuu baahanyihiin.



Lähetä kommentti

Uudempi Vanhempi

Popular Items

caruurta yar

Guul